X

Bulsho ku nool Gabiley aaga biyaha looga keeno oo ka baxay Kulmiye oo welli cadaadis lagu hayo

Bulsho ku nool Gabiley aaga biyaha looga keeno oo ka baxay Kulmiye ayaa welli lagu hayaa cadaadis xoogleh ayadoo askar la dul keenay beerihii ay qoteena ay qalaleen biyo la’aan ka jirta awgeed.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.