13/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Burco oo xaalad deg dega lagu soo rogey iyo sababta keentay

Burco ayaa xaalad deg dega lagu soo rogey iyo sababta keentay. Gudoomiyaha gobolka Togdheer ayaa sheegay in magaaladu gashay xaalad deg dega ayadoo uu faroba’as uu ku hayo cudurka shuban biyoodka oo galay muddo bil iyo badh ah.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS