16/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Butlaan oo ku faraxdey hadalkii taliyaha Muuse Biixi

Maamulka Butlaan ayaa u jawaabtey hadal kavsoo yeeray taliyaha Muuse Biixi oo sheegay in askartii joogtey Badhan aan awalba waxba lagu hayn ee lacag uun qaadan jireen oo xataa ka qayb gelin dagaalka u dhexeeya Butlaan iyo maamulka Somaliland.



Butlaan ayaa dhinaca kale taageero u muujisay korneyl Caare oo sheegtay inuu si sharafa ula joogey iyaga hadana beeshiisa dhex joogo.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS