Maamulka Butlaan ayaa magacaabay guddi doorasho oo maamulka gaadhsiiya doorashada xisbiyada kadib markii isdayo hore ay fashilmeen. Hadaba horjooge Siciid ayaa guddigan ku meel gaadhka ah u magacaabay 9 xubnood.
Waxana ku jira weriyihii hore ee radiyo Muqdisho markii dambena xagga xumaanta Ka soo jeedsaday Una shaqeeyay cadowgii isku direy Somalida ee been been sii C/nuur Sh Maxamed. Isxaaq.
Haddana magacyada gudddiyada ayaasidan u qornaa.
- C/nuur sh Maxamed Isxaaq
- Sahara Jaamac Saalax
- Cali Jaamac Faarax
- Cabdullaahi Faarax Mire
- C/llaahi Cabdi Ducaale
- Guuleed Saalax Barre
- Jaamac Xirsi Faarax
- Xafso Salad Maxamed
- Cabdirisaaq Axmed Siciid
Waxa la sugaa in guddigan shaqayn jaraan iyo in maamulka yeelan Karo xisbiyo aan loo baahneyn oo keliya sii kordhin Kara qabyaalad.
C/llaahi Warmooge
ARAABINIEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay