X

Butlaan oo magacowdey guddiga doorashada xisbiyada

Maamulka Butlaan ayaa magacaabay guddi doorasho oo maamulka gaadhsiiya doorashada xisbiyada kadib markii isdayo hore ay fashilmeen. Hadaba horjooge Siciid  ayaa guddigan ku meel gaadhka ah u magacaabay 9 xubnood.


Waxana ku jira weriyihii hore ee radiyo Muqdisho markii dambena xagga xumaanta Ka soo jeedsaday Una shaqeeyay cadowgii isku direy Somalida ee been been sii C/nuur Sh Maxamed. Isxaaq.

Haddana magacyada gudddiyada ayaasidan u qornaa.

  • C/nuur sh Maxamed Isxaaq
  • Sahara Jaamac Saalax
  • Cali Jaamac Faarax
  • Cabdullaahi Faarax Mire
  • C/llaahi Cabdi Ducaale
  • Guuleed Saalax Barre
  • Jaamac Xirsi Faarax
  • Xafso Salad Maxamed
  • Cabdirisaaq Axmed Siciid

Waxa la sugaa in guddigan shaqayn jaraan iyo in maamulka yeelan Karo xisbiyo aan loo baahneyn oo keliya sii kordhin Kara qabyaalad.


C/llaahi Warmooge

ARAABINIEWS

admin:

This website uses cookies.