X

Maxaad Ka ogyahay shirqoolkii lagu wiiqay saldanadii reer Awdal

Waa barnaamij xasaasiya oo lagu lafo gurayo shirqoolkii lagu wiiqay saldanadii balaadhneyd ee reer Awdal ee ka jirtey min Hargeysa, Jabuuti iyo Jigjiga. Yaa Ka dambeeyay burburka sadexda magaalo ee arimin jirey ee Saylac, Awbarre iyo Boorama.


Su’aasha adag ayaa ah dib ma u magaalo doontaa yaase hortaagan, sida hadda lagu jiro malaga bixi doonaa.


ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.