November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Butlaan oo qaylodhaan Ka soo saarey ayax cunaya beeraha

Maamulka Butlaan ayaa war Ka soo saarey ayax ki habsadey gobolka oo la sheegay inuu Ka yimi dalkaasi fiqiirka ah ee Yaman.



Beeraha uu ku habsadey ayaa dhamaantood ku yaala gobolka Sanaag iyo deegaano aan badneyd aan tirsan gobolka Bari

Wasiirud dawlaha deegaanka, beeraha, isbedelka Cimilada iyo waraabka Cabdirashiid Cali Geelle oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Badhan ayaa sheegay in Ayuxu uu saamayn ku yeeshay dhammaan deegaamada uu ku habsadey ayna qiimayn ku soo sameeyeen.



p style=”text-align: justify;”>Wasiirka ayaa intaasi ku daray in uu hadda duulaan ku yahay deegaamada buuraleeyda ah ee gobolka Bari gaar ahaan aagga Galgala uuna Ugxaan badan ku reebay dhulkii uu horay u fariistay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS