X

Butlaan oo rabta federaal haddana diidan matalaada gobolka Banaadir

Qaar ka tirsan xildhibaanada fadhiga ku jaqa xoolaha masaakiinta iyo lacagta dekedda Boosaaso ayaa si qaawan u weeraray matalaada gobolka Banadir. Waxaanad is weydiin kartaa munaafaqada ah waxaan rabaa federaal ee keyga anaa leh kaagana kula lihi ayuu yiri Cali Calasow.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.