X

Horjooge Muuse Biixi oo hal-abuure dhaliilay jeelka u taxaabay

Horjooge Muuse Biixi oo magac kula baxay handaraab ayaa jeelka u taxaabay hal-abuur da’yar oo ka yaabay xukunkiisa kadibna tuurtey maanso yar oo uu amrey isla markiiba in jeelka lagu tuuro. Hoos ka fiirso erayada ka caraysiiyay horjooge Biixi.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.