Maamulka Puntland ayaa sheegay inay burburiyeen goob argagixisadu ku lahayd deegaanka lagu magacaabo Calmadow oo ah buuraha ay ku dhuuntaan kooxda gaalaynta.
Warbixintan oo lala soo daahay ayaa sidan u qorneyd:
”“Ciidanka Butlaan waxay gubeen godad ay argagixisadu ku kaydsan jireen hubka iyo raashinka isla mar ahaantana ciidanku waxay burburiyeen saldhigyo dhuumaalaysi oo argagixisadu ku lahaayeen Buuraleyda Cal Madow”
Intii hawlgalkani socday waxaan ku guulaysanay inaan ka saarno waddada isku xirta Galgala iyo Madarshoon miinooyin ay ku aaseen halkaas cadowga argagixisada ayaa lagu soo xirey qoraalka.
Ma sheegin in wax dagaala dhexmaray iyaga iyo dhiigmiiradka kooxda gaalaynta.
C/llaahi WArmooge
ARAABINEWS


Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay