X

Butlaan oo soo bandhigtey nin caruur afduubtey

Maamulka Butlaan ayaa sheegay inay qabteen nin la sheegay inuu caruur afduubtey. Caruurtaa ayaa la raadinaayay in muddo ah. Caruurtaa ayaa gaaraya 3 caruuta oo laga afduubtey magaalo xeebeedka Boosaaso.


p style=”text-align: justify;”>Taliyaha Booliska Gobolka Bari  Xuseen Cali Maxamed ayaa sheegay in Carruurtaas maalmahaan ay soo baxayeen in la doonayo in loo askareeyo argagixisada  iyo daacish. Ninka afduubta geystay ayaa la sheegay Nin Maskax ahaan aan Caruurta waxba dhaamin.



p style=”text-align: justify;”>Dhinaca kale ninka Ciidamada ay soo qabteen isaga oo wada Carruurta ayaa qirtay in uu isaga ka dambeeyay afduubkaas loona soo adeegsaday, waxana Waalidiinta Caruurta uu ka dalbaday inay cafiyaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.