X

Kiiniya oo dalbatey in garsoore Somaliyeed la eryo

Ayadoo ay soo dhawdahay daxwada badda ee Somaliya iyo Kiiniya ayaa Kiiniya codsadey in garsooraha Somaliyeed la eryo ayadoo isleh wuxuu u eexan doonaa dalkiisa. Waxase la is weydiin karaa  ma dhici kartaa inuu sidaa sameeyo


/p>

Go’aanka maxkamada ayaa la filayaa inuu dhaco bishan dhexdeeda, waxana Kiiniya ogtahay in guuldaro sugeyso.

Kiiniya ayaa rabta  inay heshiis hoose la gasho Somaliya oo shilimaad u tuurto madaxda Somaliya laakiin mid Ka suurtoo eysa maaha madaxda hadda jira.


/p>

Nin u hadley Kiiniya ayaa sheegay in dawladu Ka qayb helin dhegeysiga dacwada oo ku beegan bishan 13_keeda inta uu garsoore Cabdi Qawi joogo.

Garsooreyaasha maxkamada ayaa raacay xeerka qaramada midoobey isku raaceen ee badda ee Kiiniya looga helay baraha kale ee maaha wax jeebka lagala soo baxayo sida xukunada Kiiniya Ka dhaca.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.