X

Buuhoodle oo ay ka bilowdeen duulimadyada gudaha iyo rakaabkii ugu horeeyay oo ka soo degay

Magaalada Buuhoodle ee Khaatumo State ayaa waxa ka bilaabmey duulimaadyada tooska ah ee gudaha dalka. Buuhodle ayaa dadkoodu u dadaaleen iyagoo ka madax banaanaadey maamul jufeedka Somaliland. Rakaabka ayaa ku farxay in ay ka soo degaan Buuhoodle..waxa kale oo hadlay masuuliyiin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.