12/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Buuhoodle oo soo dhaweysa kolba wasiirkii Dhulbahante ee yimaada

Buuhoodle ayaa soo dhaweysa kolba wasiirkii Dhulbahante ee yimaada. Dhawaan ayay ahayd markii madaxweyne ku xigeenka Puntland Camey uu tagey Buuhoodle halkaas oo beeshiisu ku wareejisasy gawaadhi dagaal.

Isla masiir kale oo ka tirsan oo Dhulbahante oo ka socda Somaliland ayaa isna lagu soo dhaweeyay asagoo weliba gawaadhida dagaalka ku dhexmaray magaalada.




[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=VF9kYUwGCp4[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS