Buuq iyo sawaxan ka dhashay doorasho kursi barlamaan oo la buuxinaayay oo ka dhacaysay Muqdisho. Kursigan ayaa waxa ka dhintey xildhibaan Saciid Xasan Geedi.
Waxa kursigan ku tartami lahaa labada musharax ee kala ah C/raxmaan Axmed Caynaan iyo Musharax Fataax Saciid Xasan balse waa lagu kala tegay.
Ergada qaar ee dooran lahayd ayaa banaanka uga baxdey hoolka doorashada. Madaxa dgudida doorashada ayaa sheegtay in kursigan ka soo jeeda gobolada Woqooyi dib loo dhigey.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay