X

Buur madow oo yasay suldaan u hadla Subeer Awal (Isaaq): isku meeqaam ma nihin: ARAG

Boqor Buur madow oo Siilaanyo u ah oday ayaa yasay suldaanka beesha Subeer Awal (Isaaq) sheegayna in aaney isku meeqaam ahayn iskuna qalmin. Wuxuu sheegay in uu ka xunyahay in aanu suldaankaasi ahayn mid la yaqaan cid dooratay iyo cid uu ku hadli karaa magacooda in aanay jirin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.