X

Ciidamo ka tirsan ciidanka xooga dalka Somaliya oo la dalacsiiyay iyo waa in aad heshaan qalbiga dadkiina

Ciidamo ka tirsan kuwa xooga dalka ayaa tababar loo soo xirey kadibna la dalacsiiyay iyadoo midkiiba lagu taxay min laba xidigood halka qaarna ay noqdeen sarkaalo. Wasiirada difaaca oo la hadlay ciidanka ayaa u sheegay in halka aad joogtaan maanta aydaan joogi doonin.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.