X

Bahda Araabinews.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Suldaan Naaji Cusmaan Dirir iyo xaaskiisa Xaliima Sacdiya

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews.com waxay tacsi qiiro u dirayaan Suldaan Naaji Cusmaan Dirir Dubad iyo xaaskiisa Xaliima Sacdiya oo wiilkooda C/raxmaan Naaji Cusman uu maanta ku geeriyooday magaalada Boorama. Waxaan leenahay geeridu in rabi janadiisa fardowsa uu ka waraabiyo C/raxmaan Naaji Cusmaan aabihii iyo hooyadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo ka siiyo.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.