X

Dhamaan dadka halkan ku qoran waxay tacsi u dirayaan suldaan Naaji Cusmaan Dirir iyo xaaskiisa

Inaa lilaah waa inaa ilayhui raajicuun dhamaan dadka hoos ku qoran waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan suldaan Naaji Cusmaan Dirir iyo xaaskiisa oo wiilkooda C/raxmaan Naaji Cusmaan Dirir u ku geeriyooday  Boorama shalay isla shalayna lagu aasay Boorama.

Waxay kala yihiin Axmed Xasan Dirir iyo xaaskiisa, Aniisa Xasan Dirir, Ibraahim Ismaaciil Saban iyo xaaskiisa, Liibaan Maxamed Saban iyo xaaskiisa, Guuleed Maxamed Saban iyo dhamaan jaaliyada Cabdalle ee degan Ingiriiska, Iskandaneefiya, Beljim, USA, iyo Austareeliya.

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.