X

C/qaadir Jirde oo qarxiyay : Itoobiya abaal inooma hayso Farmaajana yaynaan afka la gelin

Xildhibaanka xisbiga Wadani ee C/qaadir Jirde aya ku qarxiyay Muuse Biixi sheegayna in Itoobiya wax abal ah ugu haynin dekedda Berbera ee ay la heshiisay DP World.


Wuxuu dhinaca kale saxay Muuse Biixi oo ruwaayad caruurta ugu sheekeeya yiraahana in dagaalka Tukaraq yahay mid ay Somaliya dagaal kula jiraan.


Wuxuu yiri ” hog yaynaan ku dhicin waxaan inagu iskugu sheekayno caalamka ku khaldi meyno waayo wa Puntland waxa dagaalamaysa. C/welli wuxuu yiri Jeegaan ayaa weerarka igu haysa.

Hoos ka daawo


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=JcG9r5o82Ls[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.