X

Xiriirka Itoobiya iyo Eritariya oo xawli ku socda iyo diyaaradii labaad oo Asmara u duushey: SAWIRO

Xiriirka Itoobiya iyo Eritariya oo xawli ku socda iyo diyaaradii labaad oo Asmara u duushey. Kadib siyaasada furfuran ee uu la yimi Cabi Axmed waxa xawli ku socda isku socodka dhinacyada Itoobiya iyo Eritariya.


Waxa manta mar labaad Asamara u duushey diyaarada Itoobiya Airline oo qaaday rakaabkii labaad ee halkaas taga. Ujeedada ayaa ah in hore loo sii qaado xiriirka mudada xumaa.


Lama garan sida Itoobiya uga faaiideysan doonto dekedda Asmara iyo inay yeelan doonaan hal ciidan oo kuwa badda ah.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.