X

C/raxmaan C/shakuur waxaan leenahay anaga hanagu meeraysan ee is-astur: Dawlada

Dawlada Somaliya ayaa jawaab siisay siyaasiga fashilmey ee xadiisyo saxiixa ka dhigey wax jeebka lagala soo baxay. Waxaan ku leenahay ka garbax wadaadada waxaad ku haysata waa culimo waxba anaga hanagu meeraysan ayuu yiri Wasiir Maareeye.


Wasiir Maareeye ayaa sheegay in Xasan Daahir Aweys uu haysto taleefan oo tiknoolajiyada u fududeysay inuu soo duubo muuqaal balse aysan dowlada u fududeyn arinkaas.


“Arrinta lagu haysto Cabdiraxmaan Cabdishakuur waa mid diini ah ma aha mid dAwladeed iyo dad ay is hayaan, hayeeshee looga baahan yahay in uu iska bari yeelo arrinta ay Culimadda ku heystaan.” ayuu yidhi Wasiir Maareeye.


“Waxaan ugu baaqayaa siyaasiga in uu qabto Kulan Culimo ah oo uu ku dhageysiinayo warkiisa iyo waxa ay ka qabto Diinta, hadii ay sheegaan in uusan dambi laheyn wuu iska bari yeelay hadii ay dhahaan waad qaldan tahay hatago masaajidka ugu dhow hana towbad keeno” ayuu raaciyay wasiir Mareeye.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.