X

C/raxmaan Ciro oo amaanay buug Xirsi Tooriile qorey taabteyna qiimeynta xisbigiisa

C/raxmaan Ciro ayaa amaanay buug Xirsi Tooriile qorey taabteyna qiimeynta xisbigiisa ee ku wajahneyd doorashadii qaarna lagu shubtey qaarna xulafadii uga baxdey.

Wuxuu shegay in lacagta doorashada lagu galay ay ahayd 70 milyan oo doolar, wuxuuna raaciyay in Wadani iyaga ku baxdey ilaa 6 milyan inta kalana ay ku baxdey xisbiga Muuse Biixi ahaydna lacagtii masaakiinta.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=QGRPzE1V0wU[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.