X

C/raxmaan Ciro oo dib u dhigtey sida uu Muuse Biixi ka yeelayo

Horjoogaha maamul beeleedka ISAAQ ee Somalilaan ayaa markale ku dhegay kursiga una diiday in lala qaybsado. Wararka aan Hargeysa ka helayno ayaa sheegaya in horjooguhu ciidan ka keensaday Awdal u dagaalama. Ciidankan ayaa shilimaad loo tuuray.


Halka guddi ka kooban odayaal ka yimaadeen Awdal iyo bariga ayna u tageen horjoogaha si uu doorasho u qabto.

C/raxmaan Ciro oo war qoran la wadaagay warbaahinta ayaa sheegay inuu dib u dhigtey waxa uu samayn doono si uu uga dhabeeyo hanjabaadii ahayd in horjooge Muuse kursiga ku raagay.


Horjooge Muuse Biixi ayaa dhalinta Hargeysa iyo Burco waqti badan ka khasaariyay oo wax loogu qaban lahaa. Wuxuu diiday in maamul beeleedka wax ka siiyo beelaha ISAAQ.



Maamulkan ISAAQ ayaa dabada ku ahay Ingiriiska halka Maraykanku hadda u keenay Taywaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.