X

Tuulada Wabxo oo markale ciidanku ka soo baxay

Ciidnak dawlada iyo kuwa qabaailka ayaa ka soo cararay tuulada Wabxo ee gobolka Galguduud halkaas oo markii shanaad laga eryaday dhiigmiiratada shabaab laakiin haddana loo soo baneeyay.


Dhiiqadan ayaa lagu tilmaamay mid fashil weyna oo uu ka dambeeyo Xasan Culusow oo ku guuldaraystey inuu jufadiisa dagaalka soo geliyo laakiin daawanaya in jufooyinka dagaalka sii wadaan.


Heshiiska uu la soo galay kooxda Xalane ayaa ah in ciidanka la niyad jebiyo si aanu weligiiba u dhismin, qaar maleeshiyo beeleedna la hoos cararsiiyo sida hadda durba fashilantey.



Dalka halis ayuu ku jiraa inuu weligiisba dhismo qaasatan inta Xasan Culusow welli fadhiyo kursiga

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.