C/raxmaan Ciro ayaa qarxiyay waxa Muuse Biixi u xirey Buurmadow. Ciro ayaa shaaca ka qaaday in Muuse Biixi iyo Buurmadow isla ogaayeen safarka Boosaaso oo la sii dhaweeyay lana soo dhaweeyay, wuxuna raaciyay in Muuse Biixi diidey in uu wareejiyo kursiga xisbiga Kulmiye.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=o767t_DgvHw[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay