November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

C/raxmaan Ciro oo soo bandhigi doona tirada dad ee Muuse Biixi xirey

Gudoomiyaha xisbiga Wadani ayaa sheegay inuu soo bandhigi doono tirade dadka shacabka ah iyo kuwa ku jira xisbigiisa ee Muuse Biixi jeelka u taxaabey mudadaa yar ee uu kursiga fadhiyay. Muuse Biixi ayan ogoleyn cid waxyar ka sheegta.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=7fKnRTZqNjc[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS