Gudoomiyaha xisbiga Wadani ayaa soo faqay jarka maamulka Somaliland ka dhacay mudadii labada sano ee Muuse Handaraab xilka hayay. Waxa jeelasha maamulka soo liqay in ka badan 30 qof oo loo xirey fikirkooda, waxana dilaacay dhowr jabhado oo raba inay dadkooda heeryada ka dulqaadaan.
https://youtu.be/fOpudmhsZ5E
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay