X

C/raxmaan Ciro oo soo faqay jarka maamulku ka dhacay mudada Muuse Biixi

Gudoomiyaha xisbiga Wadani ayaa soo faqay jarka maamulka Somaliland ka dhacay mudadii labada sano ee Muuse Handaraab xilka hayay. Waxa jeelasha maamulka soo liqay in ka badan 30 qof oo loo xirey fikirkooda, waxana dilaacay dhowr jabhado oo raba inay dadkooda heeryada ka dulqaadaan.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.