X

Gudoomiye C/xakiin Dhoobo daareed oo magaalada Badhan lagu soo dhaweeyay: SAWIRO

Gudoomiyihii xilika qadistiisa uu dhiigu ku daatey ayaa gaaray magaalada Bafhan ee gobolka Sanaag halkaas oo dadka degmadu aad u soo dhaweeyeen. Gudoomiye C/xakiin ayaa reer Badhan kala Hadley muhiimada ay leedahay in ay ka tashadaan aayahooda.


Beesha Warsangeli ayaa dareensan in la gaaray xilligii ay samaysan lahaayeen maamul ay u dhan yihiin dadka reer Sool, Sanaag iyo Cayn, inkastoo isku dayo noocaasa ayna aad u taageerin beesha Warsangeli xilligii Khaatumo.


Waxa muuqaata in kolba beel ka soo caroonayso maamulada Somaliland iyo Butlaan oo ay klu xaqiran yihiin. Kala jabnaanta beelahan Dhulbahante iyo Warsangeli ayaa keentay in labada beelood ee kale ay xaqiraan ayuu yiri Cali Calasow.

Ilaa hadda waxa socda soo dhaweynta uu ka helayo beeshiisa degan gobolada Sanaag iyo Bari.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.