X

C/raxmaan Ciro oo taabtey saami qaybsiga sheegayna inay Muuse Biixi u taalo

C/raxmaan Ciro ayaa taabtey saami qaybsiga sheegayna inay Muuse Biixi u taalo una oolin guurti wqtigeedii dhacay oo lacagta masaakiinta fadhiga ku cunta.


C/raxman ayaa dhinaca kale ku celiyay in la helo guddi doorasho oo xalaala haddii la rabo in ay doorasho xalaala dhacdo inta aanu la hadlin taageereyaashiisa.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=5bg9WDbPXPs[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.