X

Maraykanka oo urur argagixisada qarsoodi u ahaa ku daray liiska ay madnuuceen

Members of al Shabaab, al Qaeda-linked insurgents, ride in a pick-up truck after distributing relief to famine-stricken internally displaced people at Ala Yaasir camp at Km50 outside Somalia's capital Mogadishu, September 3, 2011. More than 800,000 Somalis are refugees, according to U.N. estimates, while up to 1.5 million are displaced within the Horn of Africa country. Picture taken September 3, 2011. REUTERS/Feisal Omar (SOMALIA - Tags: SOCIETY CIVIL UNREST POLITICS)

Maraykanka ayaa urur diimeed kale oo ka jira dalka ku daray liiska argagixisada. Ururkaan oo aan hore loo maqal ayaa lagu magacaaba Jamaacatu Al-Hijra. Kooxdan qarsoodiga ah ayaa lagu aasaasay dalka Kiiniya qaasatan Nayroobi sanadii 2008.

Maraykanka ayaa ogaadey inay tahay laan qarsoon oo ka mida argagixisada Muslimiinta gaalaysa ee Shabaab.


Al Hijra waxa ay gacan ka geysatay askareynta xubnaha argagixisada Shabaab ku biiraya, waxaana ay fududeysay in xubnaheeda ay si caadi ah ugu socdaalaan Soomaaliya, si ay uga qeyb qaataan falalka argagixisanimo.


Talaabadan cusub ee Mareykanka uu qaatay ayaa ujeeada ka dambeysa waxa ay tahay in la takooro ururadaasi iyo kuwa ku abtirsadaba, islamarkaana laga hor istaago inay soo gaaraan hanaanka Maaliyadeed ee Mareykanka, sida bayaanka lagu sheegay.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.