13/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

C/raxmaan Ciro oo taageeray go’aankii fashilnaa ee odayada

Gudoomiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro ayaa taageertay go’aan fashila oo odayo Ka soo saareen doorashada iyo guddiga doorashada. Shalay ayay ahayd markii odayaal is magacaabay sheegeen in guddigii hore ee fashilmey dib loo soo celiyo.



https://youtu.be/r-zYxdsuTDk



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS