November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

C/raxmaan Saylici oo caayay maayerada Somaliland oo dhan

C/raxmaan Saylici ayaa amaanay maayerka Berbera halka kuwa kalana ku sheegay in magaalooyinku wada qaylinayaan. ”Magaalooyinkii kale oo dhan way wada oynayaan maayer xumey ka oynayaan. Maayero wanaagsan ayay u oynayaan ayuu yiri Saylici.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=fR_h6KsTZOg[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS