18/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Caaqil ka baqay inuu gabalku ka dhaco oo ka soo digarogtey xisbiga Kulmiye

Caaqil reer Awdala oo ka baqay inuu gabalku ka dhaco ayaa ka soo digarogtey xisbiga Kulmiye iyo Muuse Biixi. Caaqilkan ayaa ka soo jeeda bariga gobolka Awdal halkaas oo uu taageero xoogleh ku leeyahay.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS