11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Caaqil ku hanjabay in ay aargoosan doonaan dilkii taliyaha booliiska Berbera

Caaqil Xeedho oo ka soo jeeda beesha laga dilay taliyihii booliiska Berbera aya ku hanjabay in Berbera noqoto mid dadka u dhaxaysa iyo mid ay leeyihiin beesha Ciisa Muuse (ISAAQ) wuxuuna ku hanjabay in ay aargoosan doonaan haddii wax laga qaban dilka taliyaha.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS