X

Caaqil reer Boon (Awdal) ah oo been cad ku qabtey Xirsi Tooriile: awalba waa laydinku yaqaanay

Caaqil reer Boon ah (Boon waa magaalo caana oo ku taal Awdal lagana bilaabay mashruucyo dhaxalgal) ayaa been cad ku qabtey Xirsi Tooriile oo Siilaanyo u nisbeeyay mashruucii iskaa wax u qabso.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=pOSM6qbC-XM[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.