X

Madaxa Galmudug Sh Maxamed Shaakir oo sheegay inay ku qanacsan yihiin dawlada

Madaxa Galmudug Sh Maxamed Shaakir ayaa sheegay inay aqoonsan yihiin dawlada uu hogaamiyo madaxweyne Farmaajo uguna baaqay horjoogeyaasha qar inayna ilaawin xasuuqii 14-ka Oktoober.


adaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa wuxuu sheegay inuu soo dhaweynayo gogosha uu mar labaad fidiyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), taasi oo la doonay in lagu dhameeyo khilaafka dowladda dhexe iyo qaar ka mida horjoogeyaasha gobolada.


Wuxuu ka xumaadey muranka dibedda laga soo oogeyee aan loo baahneyn. Warkan ayuuna jeclaysan madaxii hore ee Galmudug Xaaf oo shalay ku noqdey Dhuusamareeb. Sheekh Maxamed Shaakir ayaa awood ku leh gobolka Galguduud.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.