X

Caaqilka jufada Ciidagale (Isaaq) oo beeshiisa ugu yeeray shir ay isugu byimaadaan iyo goobta uu ka dhacayo+MUUQAAL

Hargeysa–Boqor Raabi ayaa beeshiisa Ciidagale (Isaaq) ugu yeeray in ay ka soo qaybgalaan shir uu iclaamiyay goobta uu ka dhici. Shirkan ayuu ku sheegay mid aan siyaasad ahayn waxayse u badan tahay in beeshu aaney ugu ridin xisbiga Siilaanyo ee aan la garanayn cida maamusha.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.