X

Ururka dadka ugu gaagaaban Woqooyiga oo iyaguna ka qaybqaatay olole nadaafadeed oo maanta ka dhacay Hargeysa+MUUQAAL

Hargeysa–Ururka dadka ugu gaagaan ayaa maanta iyaguna ka qaybgqaatay olole nadaafadeed oo Hargeysa ka dhacay. Magaalada ayaa qashinku aad u buuxsamay iyadoo masuuliyiinta loo xilsaaray ay ku guuldaraystaan in ay hawshooda gutaan taas oo keentay in ururadu ku biiraan ololaha nadaafada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.