12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Caaqilka beesha Ciidagale (Isaaq) oo sheegay in la garaacay xilli uu la socday gaadhigiisa+MUUQAAL

Hargeysa–Boqor Raabi oo ah caaqilka Ciidagale (Isaaq) ayaa sheegay in la garaacay qoriga lala dhacay xilli uu la socday gaadhigiisa oo la sheegay in cashuur la qaadayay. Caaqilka ayaa sheegay in shaadhkiisana badhamada la googooyay. Caaqilka ayaa waxa wajigiisa ka muuqdey dhaawac u muuqdey in qori lagu garaacay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS