November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Cabasho xoogleh oo ka soo yeeraysa dadweynaha Saylac iyo kaadh qaadashada

Cabasho xoogleh ayaa ka soo yeeraysa dadweynaha Saylac iyo kaadh qaadashada xilli gudiga doorashada Somaliland ay u fashilmeen kala socodsiinta shaqada ayagoo meelaha qaar ula kac iyo garasho la’aan isku jirta wax u walaaqay.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS