November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Cabdi Cali Bacalwaan oo maanta lagu aasay Jarmalka

Waxa maanta lagu aasay dalkaasi Jarmalka hobbolkii caanka ahaa Cabdi Cali Bacalwaan oo aakhirkii bishii hore ku geeriyooday laakiin ay suurtagashay maanta in warqadaha iyo lacagta la bixiyo. Hobol Cabi Cali Bacalwaan ayaa ka mid ahaa ruug cadaagii hoboladii qaranka ee Waaberi.





C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS