19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Cabdi Good oo u doodaya xaga Gadabuursi iyo xoogaaga Dhulbahante ee Somaliland ogol

Cabdi Good ayaa barnaamij gaara u doodaya xaga Gadabuursi iyo xoogaaga Dhulbahante ee Somaliland ogol. Cabdi Good oo been ka sheegay ururkii SNM kuna tilmaamey inay burburiyeen ciidankii Somaliya ayaa leh ISAAQ sidan ku sii Jiri mayo hadaanu Gadabuursiga iyo Dhulbahantaha goosadka ogol wax la qaybsan.



Inkastoo been ka sheegay taariikhda madow ee SNM waxase taabatey cadaalad xumada isla ISAAQA dhexdiisa ka jirta. Muuse Biixi oo mujaahid sheegta ayaa Cabdi Good ka qayliyay sida uu wax u qaybiyay.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=dIwV3n0lGpA[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS