Cabdi Good oo lagu yaqaan qabyaalad iyo xanta dadka heesa oo uu ku caanbaxay ayaa sheegay in sirdoonka Jabuuti fariimo u soo direen ugu sheegayaan inuu joojiyo qabyaalada uu ugu safanayo nin ganacsade oo Jabuuti baxsad ka ah kadib markii uu bixin waayay lacago deymo ah oo farabadan oo lagu siiyay jinsiyada Jabuuti ee uu haystey.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS