X

Siyaasi fariin adag u diray Somaliland kana hadley wadahadalada la sheegayo

Cismaan Batrool ayaa sheegay in Bulshada ku Nool Sool iyo Sanaag ay aaminsan yihiin Midnimada Soomaaliya, Islamarkaana aysan Jirin Heshiis ay la gaadheen maamulka Somaliland, Sida uu hadalka u dhigay.
“Bulshada ku dhaqan Goboladaasi Sool, Sanaag iyo Cayn kama mid aha maamulka la baxay Somaliland ee Hargeisa iyo Burco” Ayuu yidhi Cismaan Batrool.


Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Ciidamada Somaliland ee dhowaan gaadhay deegaanka YUBBE ee Gobolka Sanaag, Wuxuuna Muuse Biixi ugu baaqay inuu dib ula laabto intayna faraha kaga guban.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.