X

Cabdi Good wuxuu ku hadley wax dhaqanka iyo diinta ka fog: habeenkii i qaawi

Siyaasiga Maxamed Muuse Shardi oo ka soo jeeda gobolka Awdal ayaa si ka naxay sida foosha xun ee Cabdi Good u Hadley mar uu sheegay in Jabuuti looga soo hanjabay. Siyaasi Maxamed Muuse ayaa sheegay in Cabdi Good laba mar ha I qaawin seedi ee habeenkii I qaawi taas oo ka fog dhaqanka iyo diinta Islaamka ee aan haysano.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.