X

Wasiirka arimaha dibedda oo Masar kala hadley arimo muhiima:SAWIRO

Wasiirka arimaha dibedda Somaliya Axmed Ciise oo ku sugan dalkaasi Masar ayaa booqasho ku tagey xarunta wasaarada arimaha dibedda ee dalkaasi lana kulmey dhigiisa Masar. Somaliya iyo Masar ayaa waxa ka dhexeeya xiriir qotodheer, waxayna la wadaagaan dhaqanka fircooniga oo dalkaasi laga soo guuriyay.


Kadib kulanka wasiirka Masar wuxuu wasiirku booqdey jaamacada qadiimiga ah ee Al-ashar oo ay ka soo baxeen musheekh badan o Soomaali ah waana halka ah diinta saxda ah ka soo gaartey Somalida mudooyinkii dambe.


Waxa sheekha weyn Allaa weyne ee Al-ashar Sheekh Dayib uu tusay wasiirka qaybaha muhiimka sh ee jaamacadan qadiimiga ah. Masar ayaa waxa dhib ku haya kooxaha gaaleynta ee Daacish iyo soo raacooda.


C/llaahi Warmooge

ARAABIBEWS

admin:

This website uses cookies.