X

Cabdi Maxamud Cumar oo markale maxkamad la soo taagey

Cabdi Iley ayaa markale maxkamad ka soo muuqdey. Waa markii sadexaad ee Cabdi Iley la horkeeno maxkamad intii laga qabtey Jigjiga kuna eedaysan xasuq ka dhana bani aadamka.


Cabdi Iley ayaa codsaday in la cafiyo xilli isagu aanu cafin cidna dad Muslimiin ahna ku xirey musqulo halka hooyooyin ku dhaleen xabsigiisii.


Maxkamada Cabdi Iley ayaa socon doonta ilaa inta laga jarayo dadkii uu sida xun u iqaabay. Waxana la filayaa in dacwadiisa la soo afjaro sanadka inta aanu dhamaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.