X

Cabdi Maxamuud Cumar oo lagu dhex waraystey jeelka Itoobiya

Cabdi Maxamuud Cumar ayaa lagu dhex waraystey jeelka Itoobiya. Cabdi ley ayaa loo haystaa ciqaabo ka dhana Somalidii hoostiisa ku nooleyd ee uu ciqaabayay 10-ka sanno. Tacadiya ayaa waxa ku jira kufsi iyo dadka oo lagu hayay musqulo.


Dawlada Somali galbeed ayaa diyaarinaysa gudbinta dacwada dadkii uu sida xun u ciqaabay iyo dumarkii ku dhalay jeelkiisii.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=xLpPZxd3JsI[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.